Faahfaahin: Madaafiic lagu weeraray xaafado ka mid ah Magaalada Baladweyne

Madaafiic ayaa caawa lagu garaacay qeybo ka mid magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan kuwaasoo daryankooda laga maqlay xaafadaha magaaladaas. Goob joogayaal ayaa sheegay iney maqleen dhawaqa illaa afar madfac oo ah kuwa loo yaqaano hoobiyeyaasha Mid ka mid ah madaafiicdaas ayaa ku dhacay Xaafada Buundaweyn gaar ahaan agagaarka Xabsiga dhexe ee magaalada Baledweyne halka Saddexda … Continue reading Faahfaahin: Madaafiic lagu weeraray xaafado ka mid ah Magaalada Baladweyne